Caruurtii uu ka geeriyooday Jamal Khashoqji oo la siiyey guryo & Lacag aan caadi aheyn

Sida uu qoray wargeyska Washington Post, Dowladda Sacuudiga ayaa caruurta suxufigii la dilay ee Jamal Khaashuqji siisay guryo ku fadhiya malaayin dollar, islamarkaana bil walba u qortay kumanaan dollar. Khashoqji oo cambaareyn jiray dowladda Sacuudiga isla markaana wax ku qori jiray Washington Post, ayaa bishii October ee 2018 lagu dhex dilay kadibna meydkiisa lagu jarjaray … Continue reading Caruurtii uu ka geeriyooday Jamal Khashoqji oo la siiyey guryo & Lacag aan caadi aheyn